Yaa Hor Taagan Ansixinta Guddiga Xuquuqul Insaanka Madaxa Banaan ee Qaranka?.

Xaaladda Xuquuqda Aadanaha ee Soomaliya waa laga deyrinayey tan iyo wixii ka dambeyey  bur-burkii Soomaaliya oo ku beegnaa horaantii 1991-kii, waxaa meesha ka baxay Amarkii iyo kala dambeyntii waxayna mar qura is bedeley jawigii nabada u muuqdey ee lagu jirey taasoo qof walba ku xambaartay inuu sameeyo wixii uu doono maadaama aaney jirin meel loo dacwoodo. … Continue reading Yaa Hor Taagan Ansixinta Guddiga Xuquuqul Insaanka Madaxa Banaan ee Qaranka?.